Wararkii Ugu Dambeeyay xaalada Balad Xaawo iyo halka ay ku dambeeyeen Ciidankii Jubbaland

Wararka ka imaanaya degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in saakay xaalada tahay mid degan, waxaana degmadaasi si buuxda gacanta ugu haya ciidanka dowlada federaalka Soomaaliya. Qaar kamid ah shacabkii shalay ka barakacay degmadaasi ayaa saakay dib ugu soo laabtay guryahooda si ay xaalada u qiimeeyaan, waxaana wali xiran inta badan xarumaha ganacsi … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay xaalada Balad Xaawo iyo halka ay ku dambeeyeen Ciidankii Jubbaland